Dhageyso: Guddoomiyaha Degmada Bardaale Oo ka badbaaday Isku day dil.

Wednesday November 07, 2018 - 13:35:29 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Guddoomiyaha Degmada Bardaale Oo ka badbaaday Isku day dil.

    Qarax aad u xoogan ayaa lala eegtay gudoomiyaha degmada Bardaale, kaas oo ku safrayay inta u dhexeysa degmooyinka Bardaale iyo Baydhabo oo katirsan gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore oo lagasoo qaaday degmada Bardaale
Qarax aad u xoogan ayaa lala eegtay gudoomiyaha degmada Bardaale, kaas oo ku safrayay inta u dhexeysa degmooyinka Bardaale iyo Baydhabo oo katirsan gobolka Baay.


Qaraxa ayaa haleelay gaariga uu saarnaa gudoomiyaha, waxaana la rumeysanyahay inuu jiro khasaare gaaray qaar kamid ah istaafkiisa.

Gudoomiyaha degmada ayaa isagoo walaacsan wuxuu waraysi siiyay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan, wuxuuna ka hadlay xaaladiisa caafimaad iyo qaraxa lala eegtay.

Halkan ka dhagayso waraysiga Gudoomiyaha Bardaale uu siiyay Idaacadda Al-Furqaan.

Related Items