Dhageyso: Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade Oo Wareysi Xasaasi Ah Bixiyay Arrimo Muhiim ahna ka hadlay.

Monday November 12, 2018 - 13:11:39 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade Oo Wareysi Xasaasi Ah Bixiyay Arrimo Muhiim ahna ka hadlay.

    Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba Ku Dukade oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha Dhexe ayaa waresiga ay la yeelatay idaacadda Al-furqaan qeybtiisa labaad uga warramay qodobo muhim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba Ku Dukade oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha Dhexe ayaa waresiga ay la yeelatay idaacadda Al-furqaan qeybtiisa labaad uga warramay qodobo muhim ah.


Sheekhu wuxuu si guud ahaaneed uga warbixiyay arrimaha heshiisiinta qabaa’ilka iyo horumarka ay ka gaareen, wax barashada, cadaaladda iyo qodobo kale.

Halkan Ka Degso Qeybta 2-aad Wareysiga Waaliga

Related Items