Sidee Islaamku Ugu faafay Wadanka Baraaziil [Dhageyso Warbixin Q2aad].

Monday November 12, 2018 - 18:40:41 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sidee Islaamku Ugu faafay Wadanka Baraaziil [Dhageyso Warbixin Q2aad].

    Muslimiinta ayaa maalin maalmaha kamid ah ku sigtay in ay dowlad islaami ah ka dhisaan wadanka Baraaziil ee dhaca qaaradda Laatiin America.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muslimiinta ayaa maalin maalmaha kamid ah ku sigtay in ay dowlad islaami ah ka dhisaan wadanka Baraaziil ee dhaca qaaradda Laatiin America.

Islaamka ayaa Qarniyo ka hor gaaray wadanka Baraaziil waxaana hadda wadankaas laga heli karaa Malaayiin qof Muslimiin ah, warbixintan ayaa sawir guud ka bixinaysa sida uu islaamku ku gaaray Baraaziil.

Halkan ka degso Q.2-aad ee Warbixinta ama Hoos ka dhageyso


Related Items