Dhageyso: Wareysi uu bixiyay Istish-haadiga 2-aad ee ka Qeyb qaatay Weerarkii Hotel Saxafi.

Thursday November 15, 2018 - 10:39:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi uu bixiyay Istish-haadiga 2-aad ee ka Qeyb qaatay Weerarkii Hotel Saxafi.

    Mukhtaar Maxamed Ibraahim oo loo yaqaano "Saalix Salagle" waa Mujaahid ka mid ahaa raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mukhtaar Maxamed Ibraahim oo loo yaqaano "Saalix Salagle" waa Mujaahid ka mid ahaa raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho.


Wuxuuka dhashay beesha Ogaadeen gaar ahaa Jufada Cowlyahan, wuxuuna ka soo jeedaa degmada Salagle ee Jubada Hoose.

Sanadkii 2011-kii, ayuu ku soo biiray dagaalyahanada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab si uu uga qeyb qaato Jihaadka lagula jiro soo duulayaasha.

Wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayuu ku soo gudbiyey fariimo kala duwan oo intooda badan oo ku guubaabinayo Muslimiinta, iyo Mujaahidiinta.
 

Related Items