Sawirro:1700 Qoys Oo Xoolo Zaka ah loogu Qeybiyay Gobollada Bay iyo Bakool.

Thursday November 22, 2018 - 20:20:57 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:1700 Qoys Oo Xoolo Zaka ah loogu Qeybiyay Gobollada Bay iyo Bakool.

    Wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa wali kasii socda mashruuca Zaka qeybinta xoolaha Nool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa wali kasii socda mashruuca Zaka qeybinta xoolaha Nool.


Gobollada Bay iyo Bakool waxaa lagusoo gaba gabeeyay Zaka qeybinta, Maktabka Zakawaatka ayaa degmooyinka iyo deegaannada gobolladaas ka qeybiyay xoolo gaaraya 6500 oo isugu jira Ari iyo Geel.

1200 qoys ayaa qoys walba lasiiyay min 6 neef ari ah halka 500 qoys lasiiyay min neef Geela, mas'uuliyiinta wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool waxay sheegeen in sidii larabay uu u dhacay mashruuca Zaka qeybinta, dadka fuqarada iyo masaakiinta ah ee xoolaha lasiiyay ayaa iyana ka mahad celiyay sadaqada lasiiyay.









Related Items