Sawirro: Kumanaan Neef Zako ah Oo Laga Qeybiyay Deegaanno Katirsan Shabeellaha Hoose.

Saturday November 24, 2018 - 12:52:20 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Kumanaan Neef Zako ah Oo Laga Qeybiyay Deegaanno Katirsan Shabeellaha Hoose.

    Wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa dhawaan kusoo gebegeboobay qeybinta Zakada xoolaha nool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa dhawaan kusoo gebegeboobay qeybinta Zakada xoolaha nool.



Deegaannada hoosyimaada degmada Baraawe ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa laga qeybiyay kumanaan Neef oo isugu jira Ari, geel iyo Lo’.

Maktabka Zakawaadka ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose ayaa deegaanno dhowr ah oo hoos yimaada Baraawe wuxuu ka qeybiyay 2404 Neef oo isugu jira Ari, Lo’ iyo Geel.

Boqollaal qoys oo masaakiin ah ayaa ka faa’ideystay qeybinta Sakada Xoolaha nool, kuwaas oo aad ugu farxay.

























Related Items