Ciidamada Al Shabaab Oo Howlgal Ka Wada Xarunta Ninkii Aflagaadeeyay Nabiga SCW Ee Magaalada Gaalkacyo.

Monday November 26, 2018 - 06:54:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Al Shabaab Oo Howlgal Ka Wada Xarunta Ninkii Aflagaadeeyay Nabiga SCW Ee Magaalada Gaalkacyo.

    War hadda nagasoo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in weerar aad u xooggan lagu qaaday xarun uu magaalada Gaalkacyo ka deganaa Nin gaal ah oo Nabiga ugafay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War hadda nagasoo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in weerar aad u xooggan lagu qaaday xarun uu magaalada Gaalkacyo ka deganaa Nin gaal ah oo Nabiga ugafay.


War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegtay in ciidamadooda sida gaarka ah utababaran ay saaka aroortii weerar kula jarmaadeen Nin Gaal ah oo bilo ka hor Aflagaadeeyay Nabiga SCW.

"Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka camaliyad ballaan ku qaaday xarun uu Gaalkacyo ka deganaa Ninkii gaalka ahaa ee Nabinimada sheegtay, weerarka wuxuu ku bilaawday Canaliyad istish-haadi ah waxaana xigay ciidamo inqimaasiyiin ah oo xarunta Murtadiinta u daatay, howlgalku wali waa socdaa wixii kusoo kordha Muslimiinta dib ayaan ugasoo gudbin doono" ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items