Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Lagu Dilay Ninkii Aflagaadeeyay Nabiga SCW .

Monday November 26, 2018 - 07:38:50 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.4/5 Stars) Total Votes: 7
  • 8 1
  • Share via Social Media

    Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Lagu Dilay Ninkii Aflagaadeeyay Nabiga SCW .

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalkii aadka u xooganaa ee saaka aroortii ka bilaawday Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Bartamaha dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore Ninkii Nabinimada sheegtay ee Gaalkacyo lagu dilay
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalkii aadka u xooganaa ee saaka aroortii ka bilaawday Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Bartamaha dalka Soomaaliya.


Ciidamada Al Shabaab ayaa weerar Halyaynimo ku dilay Cabdi Wali Cali Cilmi Yare oo ahaa Ninkii Aflagaadeeyay Nabigeenna Maqaamka sare leh ee Muxamed SCW.

War rasmi ah oo Al Shabaab kasoo baxay ayay ku xaqiijisay dilka Ninkaan gaaloobay iyo 11 askari oo ilaala u ahaa.

Al Shabaab ayaa war ay si hordhac ah usoo saartay waxay muslimiinta caalamka gaar ahaan  Soomaalida  ugu bishaareysay in laga hor leexiyay Ninkii gaaloobay ee Nabiga Aflagaadeeyay.


Goob joogayaal ku sugan Gaalkacyo ayaa warbaahinta u sheegay in gudaha Xarunta Cabdi Wali Cali ay ka maqleen jugta qaraxyo is xigxigay iyo rasaas xooggan oo lays dhaafsanayay,

Faah Faahin dheeri ah dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'Allaah

Related Items