Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar nafhurnimo ah ku qaaday xarun uu magaalada Gaalkacyo ka daganaa Cabdi Wali Cali Cilmi oo ah gaal horay u aflagaadeeyey Nabi Muxamed SCW, islamarkaana sheegtay Nabinimo muddo hadda laga joogo dhowr bilood.
Weerarka ayaa ku bilowday camaliyad Istish-haadi ah oo ka dhacday bartanka xarunta xilli ay halkaas joogeen gaalkan nabinimada sheegtay iyo xertiisa, ka dibna ciidamo inqimaasiyiin ah ayaa u daatay xarunta si ay madax kaga guraan ilaalada, geeridana ku hubsadaan gaalka bartilmaameedka ahaa.
Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Barnaamij Xiisa leh Ka Diyaarisay Qaabkii loo dilay Ninkii Nabiga Aflagaadeeyay.