Mareykanka Oo Xaqiijiyay in 3 Askari looga dilay Qarax Ka Dhacay Afghanistan.

Tuesday November 27, 2018 - 16:08:21 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Xaqiijiyay in 3 Askari looga dilay Qarax Ka Dhacay Afghanistan.

    War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Mareykanka ayaa lagu xaqiijiyay in askar hor leh looga dilay dagaalka ka holcaya wadanka Afghanistan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Mareykanka ayaa lagu xaqiijiyay in askar hor leh looga dilay dagaalka ka holcaya wadanka Afghanistan.


Wasaaradda G/dhigga ayaa sheegtay in ugu yaraan 3 askari looga dilay weerar ka dhacay gobolka Ghazni ee dhaca galbeedka Afghanistan.

"Sedax kamid kamid ah ciidamadeena ka shaqeeya wadanka Mareyka ayaa ku dhintay qarax wadada hareeraheeda loogu aasay galbeedka Afghanistan" ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Mareykanka.

Xarakada Islaamiga Taliban ayaa dhankeeda war ay soo saartay ku xaqiijisay in ay dishay askar American ah sida lagu sheegay war lagu faafiyay barta internetka Al-imaarah.

SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items