Dhageyso: Abwaan Cumar Budul Oo Gabay Cajiib Ah Ka tiriyay Weerarkii Lagu Dilkii Ninkii Nabinimada sheegtay.

Wednesday December 05, 2018 - 20:53:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Abwaan Cumar Budul Oo Gabay Cajiib Ah Ka tiriyay Weerarkii Lagu Dilkii Ninkii Nabinimada sheegtay.

    Waxaa isisoo taraya Jawaab celinnada ay qeybaha kala duwan ee bulsha Soomaaliyeed ka bixinayso weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa isisoo taraya Jawaab celinnada ay qeybaha kala duwan ee bulsha Soomaaliyeed ka bixinayso weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay.
Abwaan Cumar Budul oo kamid ah Abwaannada Soomaaliyeed ayaa gabay qiima badan ku cabiray dareenkiisa farxadeed ee ku aaddan sidii umadda looga hor leexiyay Cabdi Wali Cilmi Yare.

Gabeygan oo uu Abwaan Cumar Budul ugu magac daray  CAAFIMAAD ayaa ka tarjumayo sida loo daaweeyay cudurkii gaalnimada Ninka Nabinimada sheegtay.

Halkan degso Gabeyga ama Hoos ka Dhageyso


Related Items