Dhageyso: Al Shabaab Oo Faah Faahin ka bixiyay qaabkii loo dilay Jeneraal Cumar Dheere iyo Ku Xigeenkiisi.

Saturday December 08, 2018 - 21:53:04 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Al Shabaab Oo Faah Faahin ka bixiyay qaabkii loo dilay Jeneraal Cumar Dheere iyo Ku Xigeenkiisi.

    Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weeraro askar badan lagu dilay oo maalmo ka hor ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weeraro askar badan lagu dilay oo maalmo ka hor ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose.
Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa sheegay in ay dileen laba Jeneraal oo halis ku ahaa shacabka Soomaaliyeed islamarkaana indho aqoon u ahaa ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay.

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id ee Sheekh Abuu Muscab ama Hoos Ka dhageyso


Related Items