Dhageyso: Abwaan Hilaal Gabay Cajiib ah Ka tiriyay Weerarkii Lagu Dilay Cabdi Wali Cilmi Yare.

Sunday December 09, 2018 - 11:57:27 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Abwaan Hilaal Gabay Cajiib ah Ka tiriyay Weerarkii Lagu Dilay Cabdi Wali Cilmi Yare.

    Wali waxaa isisoo taraya jawaab celinnada ay bulshada Soomaaliyeed ka bixinayso weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay ee ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wali waxaa isisoo taraya jawaab celinnada ay bulshada Soomaaliyeed ka bixinayso weerarkii lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay ee ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Suugaanleyda Soomaaliyeed ayaa tirinaya gabayo ay ku cabirayaan dareenkooda farxadeed ee ku aaddan halaaggii gaaray Cabdi Wali Cilmi Yare oo ahaa Ninkii Nabiga Aflagaadeeyay.

Abwaan Hilaal Yare oo kamid ah Abwaannada ku dhaqan gobolka Galguduud ayaa tiriyay qiima badan oo uu ku bogaadinayo weerarkii bishii lasoo dhaafay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacayo.

Halkan ka degso Gabayga ama Hoos ka dhageyso.

Related Items