Dhageyso: Dardaaranka Halyeeyadii Fuliyay Howlgalkii Gaalkacyo Ee lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay.

Sunday December 09, 2018 - 21:27:45 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Dardaaranka Halyeeyadii Fuliyay Howlgalkii Gaalkacyo Ee lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay.

    Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay barnaamij gaar ah oo looga hadlayo howlgalkii loogu aarguday Rasuulka Allaah ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo iyo kalimaatka geesiyaashii fuliyey weerarkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay barnaamij gaar ah oo looga hadlayo howlgalkii loogu aarguday Rasuulka Allaah ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo iyo kalimaatka geesiyaashii fuliyey weerarkaasi.


Barnaamijkan oo la dhageysan karo ku dhawaad muddo 50 daqiiqo ah ayaa inta badan diiradda lagu saarayaa howlgalkii lagu qaaday xarunta Cabdi Wali Cali Cilmi iyo kalimaad ay jeedinayaan raggii fuliyey weerarka kuwaas oo si caro leh kaga hadlay shirkiga iyo fasaatka uu waday Cabdi Wali iyo Xertiisa.

Wuxuu Barnaamijku sidoo kale isdul taag ku sameynayaa shakhsiyada Cabdi Wali Cali oo ahaa ninkii aflagaadeeyey Rasuulka Allaah -Salallaahu Caleyhi Wasalam- ee lagu dilay howlgalkaas iyo mashaariicda diin la dirirka ah ee uu ka waday magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.


Wuxuu sidoo kale soo gudbinayaa magacyada, taariikhda iyo kalimaad dhaxalgal ah oo ay jeediyeen geesiyaashii fuliyey weerarkii lagu difaacay sharafta Nabi Muxamed -Salallaahu Caleyhi Wasalam.

Ragga dardaarankooda caawa labaahiyay ayaa kala ah

1-Cumar Cabdullaahi Ciise oo ku magac dheer Cubeyd wuxuu kasoo jeedaa Beesha Daarood gaar ahaan Warsangelin wuxuuna kasii ahaa Dubbeys, cumar wuxuu ahaa mujaahid 40 sana jir ah.

2-Maxamed Sheekh Nuur Max'med  wuxuu ku magac dheeraa Macallin Bishaar wuxuuna kasoo jeedaa Beelweynta Raxanweyn  gaar ahaan Yantaar

 ka degso Youtube ama hoos toos uga dhageyso


Related Items