Dhageyso: Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay Oo Dardaaran Cajiib ah bixiyay.

Tuesday December 11, 2018 - 09:59:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Lagu Dilay Ninkii Nabinimada Sheegtay Oo Dardaaran Cajiib ah bixiyay.

    Idaacadda islaamiga Andalus ayaa baahisay dardaaran mid kamida Raggii fuliyay weerarkii lagu dilay Ninkii Nabiga Aflagaadeeyay ee Gaalkacyo ka dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda islaamiga Andalus ayaa baahisay dardaaran mid kamida Raggii fuliyay weerarkii lagu dilay Ninkii Nabiga Aflagaadeeyay ee Gaalkacyo ka dhacay.
Wareysi xiisa leh oo uu bixiyay Cumar  Cabdi Ciise oo kasoo Jeeda Beesha Warsangeli ayuu uga sheekeeyay xummaanta Cabdi Wali Cilmi gaalkii Nabiga Aflagaadeeyay wuxuuna sheegay in mujaahidiintu ay go'aansadeen in adduunka ladhaafiyo qof walba oo afka ku taago Nabigeena Maqaamka sare leh Muxamed صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ.


Cumar Wuxuu ku dhashay deegaanka Af-Urur ee duleedka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari wuxuuna farriin udiray beesha uu kasoo jeedo iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan difaaca diinka iyo dalka.
 
Halkan ka dhageyso Dardaaranka istish-haadi Cumar Ciise ama hoos ka dhageyso


 
 

Related Items