Ciidamada Mujaahidiinta Oo Weerar Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya Degmada Buurdhuubo.

Saturday June 14, 2014 - 14:18:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Mujaahidiinta Oo Weerar Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya Degmada Buurdhuubo.

    Daryanka rasaasta iyo madaafiic xoogan oo laysdhaafsanayay ayaa laga maqlayay gudaha degmada Buurdhuubo oo ay ku suganyihiin ciidamada gumeysiga Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir Hore gaari dagaal
Daryanka rasaasta iyo madaafiic xoogan oo laysdhaafsanayay ayaa laga maqlayay gudaha degmada Buurdhuubo oo ay ku suganyihiin ciidamada gumeysiga Itoobiya. Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta wilaayada Gedo ay xoog ku galeen xaafado katirsan magaalada Buurdhuubo iyagoona dagaallo culus lagalay Xabashida Itoobiya.

Wariye ku sugan gobolka Gedo ayaa soo sheegay in dagaal xooggan oo ku dhawaad 2 saacadood socday uu mujaahidiinta iyo Xabashida Itoobiya dhaxmaray.

Dagaalka Buurdhuubo ayaa kusoo aadaya waqti waaliga Gedo Sheekh C/Raxmaan Sayid uu dhawaan sheegay in cadawga ay dib uga qabsan doonaan Buurdhuubo.


Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho


Related Items