Dhageyso: Beesha Garre Oo War kasoo saartay Xasuuqa lagu Hayo Shacabka Soomaalida degmada Mooyaale.

Monday December 17, 2018 - 14:35:29 in Wararka by
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Beesha Garre Oo War kasoo saartay Xasuuqa lagu Hayo Shacabka Soomaalida degmada Mooyaale.

    Markii ugu horraysay waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaallada ka holcaya deegaanka Mooyaale ee dhaca xuduud beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii ugu horraysay waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaallada ka holcaya deegaanka Mooyaale ee dhaca xuduud beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya.



Ugaasyo iyo salaadiinta beesha Garre ee degta dhulka Soomaaligalbeed ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen gobolka Sh/Hoose waxay ku sheegeen in ciidamada Itoobiya ay soo hubinayaan maleeshiyaad Oromada oo gummaad daran ku haya shacabka Soomaalida.

Beesha Garre waxay cambaaraysay xasuuqa lagu hayo shacabka degmada Mooyaale waxayna ugu baaqday dhinacyada dagaallamaya in ay dirirta joojiyaan.

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id ee Beesha Garre ama hoos ka dhageyso


Related Items