Xarakada Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyadda Qaraxyo lagu weeraray Mid kamida Koontaroolada laga galo madaxtooyada.

Saturday December 22, 2018 - 10:36:45 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Xarakada Al Shabaab oo sheegatay Mas'uuliyadda Qaraxyo lagu weeraray Mid kamida Koontaroolada laga galo madaxtooyada.

    War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay Mas'uuliyadda qaraxyo is xig xigay oo lagu weeraray mid kamida Koontaroollada laga galo xarunta madaxtooyada Dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay Mas'uuliyadda qaraxyo is xig xigay oo lagu weeraray mid kamida Koontaroollada laga galo xarunta madaxtooyada Dowladda Federaalka.



"Camaliyaad Istish-haadi ah ayaa lagu beegsaday Koontaroolka laga ilaaliyo madaxtooyada kooxda Ridada, waxaana lagu dilay Saraakiil iyo askar ka tirsan ilaalada madaxtooyada iyo xubno kale" ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

 

Daqiiqado kadib ayaa qarax kale lagu beegsaday goob  Paking ah oo isna lala helay ciidamo gurmad ah oo ku soo wajahnaa goobtii uu qaraxii hore ka dhacay, goob joogayaal waxay sheegeen in Meydadka iyo dhaawacyada askar iyo saraakiil katirsan Dowladda Federaalka laga qaaday goobta.

Lasoco wixii soo kordha insha'Allaah

Related Items