168 Qof oo ku dhintay Wadanka Indonesia Kadib qaraxyo ka dhacay Badda Gunteeda.

Sunday December 23, 2018 - 10:35:38 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    168 Qof oo ku dhintay Wadanka Indonesia Kadib qaraxyo ka dhacay Badda Gunteeda.

    Wararka ka imaanaya wadanka Indonesia ayaa sheegaya in bad gariir hor leh oo khasaara badan dhaliyay uu ku duftay mid kamida jaziiradaha ugu waaweyn wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Indonesia ayaa sheegaya in bad gariir hor leh oo khasaara badan dhaliyay uu ku duftay mid kamida jaziiradaha ugu waaweyn wadankaasi.


Wakaaladda Musiibooyinka dabiiciga Indonesia ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 168 qof ay ku dhinteen qaraxyo dhowr ah oo ka dhacay gacan biyoodka Soonda oo u dhaxeeya Jaziiradaha Jaawa iyo Samoodra oo ah labada jaziiradood ee wadankaasi ugu waaweyn.

Falkaanooyin holac wata oo ka dhashay Foolkaanooyinka Tusunaamiga ayaa sababay dhimashada ugu badan, boqolaal guri ayaa burburay waxaana lala'yahay boqolaal qof oo loo badinayo in ay dhinteen.


Isbitaallada ayaa loo daad gureeyay illaa 745 qof oo ku dhaawacmay Tusunaamida cusub ee ku dhufatay wadanka Indonesia, Bad gariirkan cusub ee ka dhacay wadanka Indonesia ayaa ka duwan kuwii hore wuxuuna wataan Foolkaanooyin dab tuuraya.




SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items