Shacabka Soomaaliyeed Oo si Heer sare ah usoo dhoweeyay Go'aankii Ay Al Shabaab ka Qaadatay Kooxda Daacish [Dhageyso].

Sunday December 23, 2018 - 12:10:07 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Shacabka Soomaaliyeed Oo si Heer sare ah usoo dhoweeyay Go'aankii Ay Al Shabaab ka Qaadatay Kooxda Daacish [Dhageyso].

    Bulshada Soomaaliyeed ayaa si aan horay loo arag usoo dhoweysay go'aankii ay maalmo ka hor xarakada Al Shabaab ka qaadatay Kooxda Daacish.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C/qaadir Muumin ayaa madax u ah Kooxda Daacish
Bulshada Soomaaliyeed ayaa si aan horay loo arag usoo dhoweysay go'aankii ay maalmo ka hor xarakada Al Shabaab ka qaadatay Kooxda Daacish.

Kumanaan qof Soomaali ah oo fikirkooda ka dhiibtay sida ay u arkaan dagaalka Al Shabaab ku iclaamisay Kooxda Daacish ayaa sheegay in uu yahay go'aan geesinimo oo shacabka Soomaaliyeed looga dul qaadayo dhibaatada Daacish.

Dadkan oo baraha bulshada qoraallo soo dhigay ayaa si qota dheer uga hadlay gabood fallada kooxda Daacish ay ugeysanayso ganacsatada Soomaaliyeed iyo cid walba oo fikirkeeda qalloocan kasoo horjeesata.

Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa jimcihii lasoo dhaafay akhriyay bayaan kasoo baxay Hoggaanka Xarakada oo umadda loogu caddeynayay dhibaatada Daacish.


Halkan ka degso Aragtida Dadweynaha oo idaacadda Alfurqaan ay soo aruurisay ama hoos ka dhageyso

Related Items