Amiirka Al Qaacidda Oo Weerar Dhanka Afka ah Ku Qaaday Dhaxal sugaha dowladda Sacuudiga.

Tuesday December 25, 2018 - 08:17:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amiirka Al Qaacidda Oo Weerar Dhanka Afka ah Ku Qaaday Dhaxal sugaha dowladda Sacuudiga.

    Sheekh Aymen Al Dawaahiri oo ah amiirka guud ee Ururka Al Qaacidda ayaa jeediyay kalimad cusub oo uu uga hadlayo isbedellada kajira mandiqadda loo bixiyay Bariga dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Aymen Al Dawaahiri oo ah amiirka guud ee Ururka Al Qaacidda ayaa jeediyay kalimad cusub oo uu uga hadlayo isbedellada kajira mandiqadda loo bixiyay Bariga dhexe.

Kalimaddan oo la dhageysan karo muddo dhan 23 daqiiq ah ayuu sheekhu diiradda ku saarayaa siyaasadaha diinka baxa ah ee ay ku dhaqaaqeen mas'uuliyiinta dowladda Sacuudiga.

 الجزيرة صهاينة waa ciwaanka kalimadda sheekh Dr Aymen Al Dawaahiri wuxuuna si waafi ah uga faallooday sida hoggaamiyaasha dabadhilifyada Carabta ee dhulka Jaziiradda ay  ugusii dhowaanayaan Yahuudda ayna ugu rucleynayaan in ay umadda ugacan geliyaan cadowgeeda asalka ah.


Inta ay kalimaddu socoto ayaa lagusoo qaadanayaa muuqallada Hoggaamiyaasha maamulka Sacuudiga iyo Qadar oo jeedinaya khudbado ay Jaceyl ugu muujinayaan Nasaarada iyo Yahuudda.

Hoggaamiyaha Al Qaacidda ayaa dhaxal sugaha Sacuudiga Max'med Bin Salmaan ku tilmaamay Ataatorkiga carabta isagoo lameel dhigay mustafa Kamaal Ataatorkigii qarni ka hor dowladda calmaaniga ah ka dhisay wadanka Turkiga.


SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items