Baraarujin Caafimaad: Cun Raashinka Dalka oo ka fogaaw Cuntada Dibadda laga keenay si aad u hesho caafimaad.

Wednesday December 26, 2018 - 19:13:39 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baraarujin Caafimaad: Cun Raashinka Dalka oo ka fogaaw Cuntada Dibadda laga keenay si aad u hesho caafimaad.

    Sanadadan dambe waxaa gudaha dalka Soomaaliya kusoo badanaya dadka ka sheeganaya cudurada dhanka qabsinka ku dhaca waxaana sabab u ah cunto xumo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanadadan dambe waxaa gudaha dalka Soomaaliya kusoo badanaya dadka ka sheeganaya cudurada dhanka qabsinka ku dhaca waxaana sabab u ah cunto xumo.

80% shacabka Soomaaliyeed waxay cunta ka dhigtaan raashin dibadaha lagasoo waariday waxayna ka tageen raashinkii dalka ee caafimaadka lahaa sida Haruurka, Galleyda,Digirta iyo wixii lamid ah.

Baraarujintan caafimaad waxaad ku dhageysan kartaan dhaqaatiir iyo aqoonyahanno tooska ku iftiiminaya dhibaatada ay bulshada ku hayaan raashinadda dibadda laga keeno waxayna Soomaalida ku boorinayaan in ay cunaan raashinka qolofta ama qobka leh si ay caafimaad wanaagsan uhelaan.


Halkan ka degso Baraarujinta ama hoos ka dhageyso


Related Items