Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Uu Marti Ku Ahaa Sheekh Nuur Macallim Cabdi Raxmaan

Friday December 28, 2018 - 13:34:02 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Uu Marti Ku Ahaa Sheekh Nuur Macallim Cabdi Raxmaan

    Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato hadba mowduuca taagan ayaa waxaa maanta ku marti ah Seekh Nuur Mucallim C/Raxmaan oo kamid ah culimada diinta islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato hadba mowduuca taagan ayaa waxaa maanta ku marti ah Seekh Nuur Mucallim C/Raxmaan oo kamid ah culimada diinta islaamka.


Sheekhu waxa uu ka hadlay qodobo muhim ah isagoo dhanka kale wax ka taabtay xaaladaha taagan sida heshiisyadii ugu dambeeyay ee ay madaxda DF la galeen Xabashida Itoobiya oo ah cadawga koowaad ee Ummada Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Barnaaminka Diiradda Jimcaha

Related Items