Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagusoo Qaatay Barashada Qur'aanka Kariimka.

Friday January 04, 2019 - 14:47:39 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagusoo Qaatay Barashada Qur'aanka Kariimka.

    Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo gudbiyaa mowduuc muhiim ah kaasoo si aad ah loo lafa guro lagana qeyb galiyo dad aqoon u leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo gudbiyaa mowduuc muhiim ah kaasoo si aad ah loo lafa guro lagana qeyb galiyo dad aqoon u leh.


Todobaadkan waxaa lagu soo qaatay mowduuc ku saabsan barashada Qur’aanka kariimka ah, waxaana ka qeyb galay aqoonyahanno culuumta Qur’aanka yaqaana, waalidiin iyo marti sharaf kale.

HALKAN KA DEGSO DIIRADDA JIMCAGA 04-01-2019

Related Items