Abwaan Soomaaliyeed oo Tix iyo Tiraab Ku Cabiray Isir Sifeynta Ka Socota Dhulka Soomaali Galbeed. (Dhageyso)

Monday January 07, 2019 - 22:16:09 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Soomaaliyeed oo Tix iyo Tiraab Ku Cabiray Isir Sifeynta Ka Socota Dhulka Soomaali Galbeed. (Dhageyso)

    Dhulka Soomaaligalbeed waxaa ka socda xasuuq aan kala sooc laheyn oo ay geysanayaan ciidamada Xabashida itoobiya iyo maleeshiyaadka Oromada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulka Soomaaligalbeed waxaa ka socda xasuuq aan kala sooc laheyn oo ay geysanayaan ciidamada Xabashida itoobiya iyo maleeshiyaadka Oromada.

Abwaan Xassan Maxamuud Cusmaan oo kamid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhalatay dhulkeena Soomaali Galbeed ayaa tix iyo tiraab ku cabiray waxa ka socda dhulkaas isagoo soo bandhigay macluumaadyo hoose oo ku qotoma ujeedada dagaalada u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada iyo Soomaalida iyo Canfarta.

Abwaanka ayaa qodob qodob isu dul taagay sadaxda qowmiyadood, waxa taariikh ahaan ka dhaxeeya iyo natiijada ay xukuumadda Adis-ababa ka dooneyso iney kasoo baxdo cilaaddan. Hadalkiisa waxa uu kusoo xeri doonaa gabay qiiro leh oo dardaaran u wada ah muslimiinta gobolka.


Halkan ka degso Gabayga ama Hoos Ka dhageyso


Related Items