Cabdi Wali Gaas oo isaga haray doorashada madaxtinimada maamulka 'Puntland'

Tuesday January 08, 2019 - 11:16:27 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Wali Gaas oo isaga haray doorashada madaxtinimada maamulka 'Puntland'

    Doorashada ka socota magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa isugusoo haray illaa sedax musharrax waxaana ugu codad badan Nin lagu magacaabo Saciid Cabdullaahi Dani .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada ka socota magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa isugusoo haray illaa sedax musharrax waxaana ugu codad badan Nin lagu magacaabo Saciid Cabdullaahi Dani .
 
Cabdi Wali Gaas oo ah madaxweynaha maamulka isku magacaabay Puntland ayaa helay 8 cod taas oo ku qasabtay in uu isaga haro doorashada halka Saciid Cabdullaahi Dani uu noqday Ninka ugu codadka badan wuxuuna helay 20 cod.

Wareegga Koowaad ee doorashada ayaa soo idlaatay waxaana bilaawday wareegga labaad, musharrixiinta iskusoo hartay wareegga 2-aad  ayaa kala ah:-

1-Saciidd Abdullahi Dani
2-Asad Diyaano
3-Faarax Cali Shire.

Related Items