Dhageyso: Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Cudurada Kusoo Badanaya Soomaaliya.

Friday January 11, 2019 - 11:52:17 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Cudurada Kusoo Badanaya Soomaaliya.

    Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhim ah. Jimcahan waxaa lagu Diiradda lagu saaray xanuunada kusoo badanaya Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhim ah. Jimcahan waxaa lagu Diiradda lagu saaray xanuunada kusoo badanaya Soomaaliya.


Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed, wuxuu ku takhasusay daawada iyo kiimikada.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 11-01-2019

Related Items