Xoogaga Al Shabaab Oo Maalintii 2-aad Howlgal adag ka wada magaalada Nairobi.

Wednesday January 16, 2019 - 07:00:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoogaga Al Shabaab Oo Maalintii 2-aad Howlgal adag ka wada magaalada Nairobi.

    Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in howlgalkii ay qaadeen ciidamada Al Shabaab uu wali kasii socdo dhismayaal kuyaal xaafadda Westland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in howlgalkii ay qaadeen ciidamada Al Shabaab uu wali kasii socdo dhismayaal kuyaal xaafadda Westland.

Jugta qaraxyada iyo rasaas xooggan oo lays dhaafsanayo ayaa laga maqlayaa gudaha magalada Nairobi, Wariyaasha ayaa sheegaya in uu socdo dagaal u dhaxeeya xoogaga Al Shabaab ee weerarka qaaday iyo dhammaan ciidamada kala duwan ee dowladda Kenya.

Related Items