Maxa tahay Cilaaqada ka dhaxaysa Weerarkii Nairobi iyo go'aankii Trump ee Magaalada Qudus [Dhageyso Warbixin].

Thursday January 17, 2019 - 20:32:08 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxa tahay Cilaaqada ka dhaxaysa Weerarkii Nairobi iyo go'aankii Trump ee Magaalada Qudus [Dhageyso Warbixin].

    Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maali ka hor ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayay Xarakada Al Shabaab sheegtay in uu Jawaab celin u ahaa go'aankii uu Donald Trump ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda Yahuudda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Donald Trump ayaa Yahuudda siiyay magaalada Qudus
Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maali ka hor ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayay Xarakada Al Shabaab sheegtay in uu Jawaab celin u ahaa go'aankii uu Donald Trump ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda Yahuudda.


Hadaba su'aasha isweydiinta mudan ayaa ah cilaaqada ka dhaxaysa maxay tahay cilaaqada ka dhaxaysa Weerarkii Nairobi iyo go'aankii Trump? su'aalahaas waxaa ka jawaabaysa warbixintan kooban ee dhageysiwacan.

Halkan ka degso Warbixinta ama hoos ka Daawo

Related Items