Sawirro: Taliban oo 40 Gaari ku gubtay Weerar Ka Dhacay Afghanistan.

Saturday January 19, 2019 - 07:49:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Taliban oo 40 Gaari ku gubtay Weerar Ka Dhacay Afghanistan.

    Xarakada Jihaadiga Talibaan ayaa weerar khasaara badan dhaliyay ka fuliysay wadanka Afghanistan oo muddo 17 sanadood ah ay dagaallo ka socdaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Jihaadiga Talibaan ayaa weerar khasaara badan dhaliyay ka fuliysay wadanka Afghanistan oo muddo 17 sanadood ah ay dagaallo ka socdaan.


Wararka Afghanistan ayaa sheegaya in ugu yaraan 40 gaari oo ay lahaayeen ciidamada xukuumadda dabadhilifka Kaabuul lagu gubay weerar aad u qorshaysan oo ay fuliyeen dagaalyahanni katirsan Taliban.

Weerarka ayaa ka dhacay duleedka degmada Qeyd Abaad oo ka tirsan gobolka  Faryab ee Waqooyiga Afghanistan, warsaxaafadeed kasoo baxay imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa lagu sheegay in kolonyo gaadiid ah ay 'mujaahidiintu' wadada ugaleen islamarkaana ay baabi'iyeen kolonyadii gaadiidka aheyd.














Related Items