DHAGEYSO: Idaacadda Andalus Oo Baahisay dardaaran laga duubay Dagaalyahankii Weerarka Naf hurnimo ku qaaday Saldhigga deegaanka Baarka.

Wednesday January 23, 2019 - 09:04:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Idaacadda Andalus Oo Baahisay dardaaran laga duubay Dagaalyahankii Weerarka Naf hurnimo ku qaaday Saldhigga deegaanka Baarka.

    Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay wareysi dardaaran ah oo laga duubay dagaalyahankii weerarka naf hurnimo ku qaaday saldhigga ciidamada Mareykanku tababaray ee deegaanka Baar Sanguuni duleedka magaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay wareysi dardaaran ah oo laga duubay dagaalyahankii weerarka naf hurnimo ku qaaday saldhigga ciidamada Mareykanku tababaray ee deegaanka Baar Sanguuni duleedka magaalada Kismaayo.


Cabdi Naasir Xasan Salaad oo loo yaqaan (Badbaado) wuxuu kasoo jeedaa beesha Maxamuud Hiraab waxaana adeer u ahaa Sheekh Cabdullaahi Salaad oo kamid ahaa mas'uuliyiinta Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee ku shahiiday dagaalladii ciidamada Xabashida Itoobiya lagula galay magaalada Muqdisho.

Halkan ka degso ama Hoos ka dhageyso


Related Items