Sarkaal katirsanaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Muqdisho lagu dilay.

Wednesday January 23, 2019 - 09:24:12 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal katirsanaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Muqdisho lagu dilay.

    Xoogag hubeysan ayaa saaka aroortii xaafadda Albarako ee degmada Hodon ku dilay mas'uul katirsanaa howlwadeennada wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogag hubeysan ayaa saaka aroortii xaafadda Albarako ee degmada Hodon ku dilay mas'uul katirsanaa howlwadeennada wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliiya.

Goob joogayaal ayaa sheegay in bastoolado ku hubeysan ay qeybaha sare ee jirka rasaas kala dhaceen Cabdi Madoobe oo kamid ahaa shaqaalaha wasaarrada arrimaha gudaha.

Goobta dilku ka dhacay waxaa daqiiqado kadib soo gaaray ciidamo katirsan Booliska dowladda Federaalka kuwaas oo Meydka sarkaalka ladilay goobta ka qaaday, Xarakada Al Shabaab ayaa durbadiiba sheegatay mas'uuliyadda weerarkan sida ay baahisay idaacadda Andalus.

SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items