Dhageyso:Beesha Hadamo oo Ku Dhawaaqday in Dagaal Furan ay Lagelayso Itoobiyaanka Bakool Ku Sugan.

Saturday June 14, 2014 - 14:50:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Beesha Hadamo oo Ku Dhawaaqday in Dagaal Furan ay Lagelayso Itoobiyaanka Bakool Ku Sugan.

    Kadib kulan ballaaran oo deegaanno katirsan gobolka Bakool ku dhaxmaray odayaasha iyo waxgaradka beesha Hadamo ayaa lagasoo saaray go'aamo dhaxalgal ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir hore Odayaal Dhaqameed Xerada Maslax dhoolatus ku sameeyay
Kadib kulan ballaaran oo deegaanno katirsan gobolka Bakool ku dhaxmaray odayaasha iyo waxgaradka beesha Hadamo ayaa lagasoo saaray go'aamo dhaxalgal ah. Kulanka ayaa looga arrinsanayay xasuuq bahalnimo oo ciidanka Xabashida Itoobiya ay isbuucii lasoo dhaafay kula kaceen shacab kasoo jeeda beesha.

Ciidanka Itoobiya waxay deegaanno iyo tuulooyin Bakool katirsan ku dileen dad kabadan 20 qof iyagoona hanti isugu jirta lacag iyo raashin.

Ugaas C/llaahi Macalim Yare oo shirka beesha Hadama guddoominayay ayaa sheegay in beeshu isku raacday aargudasho Itoobiya laga aarguto gumaadkii ay geysatay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]

Related Items