Dhageyso: Diiradda Jimcaha oo lagu Falanqeeyay Saameynta Uu Ciidamada Itoobiya kuyeelan karo Weerarkii lagula Beegsaday Gobolka Baay.

Friday January 25, 2019 - 13:57:15 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Diiradda Jimcaha oo lagu Falanqeeyay Saameynta Uu Ciidamada Itoobiya kuyeelan karo Weerarkii lagula Beegsaday Gobolka Baay.

    Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa hadba mowduuca taagan iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh ama si wanaagsan ula socdo oo diraaseeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa hadba mowduuca taagan iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh ama si wanaagsan ula socdo oo diraaseeyay.


Jimcahan waxaa lagu lafa guray saameynta weeraradii waaweynaa ee usbuucii hore ka kala dhacay Nairobi, Baar-sanguuni iyo duleedka Buur-hakaba, waxaana marti ku ahaa aqoonyahan Suldaan Maxamad Ibraahim Gar Yare.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 25-01-2019

Related Items