Sawirro: Al Shabaab Oo Gaari Gaashaman Ka Qabsatay Ciidamada Dowladda Federaalka.

Saturday January 26, 2019 - 20:15:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al Shabaab Oo Gaari Gaashaman Ka Qabsatay Ciidamada Dowladda Federaalka.

    Xoogaga Shabaabul Mujaahidiin ayaa dagaal xooggan kadib la wareegay mid kamida gaadiidka gaashaaman ee ciidamada dowladda Federaalka isticmaalayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogaga Shabaabul Mujaahidiin ayaa dagaal xooggan kadib la wareegay mid kamida gaadiidka gaashaaman ee ciidamada dowladda Federaalka isticmaalayeen.

Gaari gaashaaman oo dowlado shisheeye ugu deeqeen maleeshiyaadka DF-ka ayaa ku dhacay gacanta ciidamada Shabaabul Mujaahidiin, Sawirro lagasoo qaaday gaariga Beebaha ayaa muujinaya ciidamada Al Shabaab oo gaariga ku wata deegaanno katirsan Sh/Hoose iyagoo ka dul lalmiyay calanka Madoow ee dhaxda ku leh kalimadda Tawxiidka.

Taliska ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadoodu ay gacanta ku dhigeen saanado hub ah oo dowladda Federaalka ay ka heshay dowlado shisheeye.


Tallaabadan ayaa imaanaysa xilli dowladda Qadar ay dhowaan gaadiid gaashaaman ku wareejisay dowladda Farmaajo islamarkaana ay sheegtay in ay ka qeyb qaadanayso dagaalka ka dhanka ah waxa loogu yeero Argagaxisada.








Related Items