Sawirro: Al Shabaab oo Magaalada Jilib kusoo Bandhigtay Gaari Dagaal iyo Saanado Melleteri oo ay ku qabsatay dagaalkii Baar Sanguuni

Sunday January 27, 2019 - 21:28:40 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al Shabaab oo Magaalada Jilib kusoo Bandhigtay Gaari Dagaal iyo Saanado Melleteri oo ay ku qabsatay dagaalkii Baar Sanguuni

    Kadib shir Jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Jilib ee Jubbada dhexe ayuu Sheekh Max'med Abuu Cabdalla waaliga Jubbooyinka wuxuu warbaahinta ugusoo bandhigay saanado hub ah oo ciidamada Xarakada Al Shabaab ay kusoo qabsadeen weerarkii Baar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib shir Jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Jilib ee Jubbada dhexe ayuu Sheekh Max'med Abuu Cabdalla waaliga Jubbooyinka wuxuu warbaahinta ugusoo bandhigay saanado hub ah oo ciidamada Xarakada Al Shabaab ay kusoo qabsadeen weerarkii Baar Sanguuni ee dhacay isbuucii lasoo dhaafay.

Waxyaabaha lasoo bandhigay waxaa kamid ahaa gaari Cabdi Bile ah, qoryo gacmeedyo, Baasuukayaal iyo agabyo kale oo melleteri.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Hubkii lasoo bandhigay









Related Items