Daawo: Hoggaamiyaha Maamulka 'Puntland' Oo Fidiyay Gogol lagu Heshiisiinayo DF-ka iyo Maamul Goboleedyada.

Monday January 28, 2019 - 21:03:27 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Hoggaamiyaha Maamulka 'Puntland' Oo Fidiyay Gogol lagu Heshiisiinayo DF-ka iyo Maamul Goboleedyada.

    Saciid Cabdullaahi Deni oo ah hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Puntland ayaa ku dhawaaqay in lasoo gaba gabeeyay kulamo siyaasadeed oo saacadihii lasoo dhaafay dhinacyo is khilaafsan uga socday magaalada Garoowe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saciid Cabdullaahi Deni oo ah hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Puntland ayaa ku dhawaaqay in lasoo gaba gabeeyay kulamo siyaasadeed oo saacadihii lasoo dhaafay dhinacyo is khilaafsan uga socday magaalada Garoowe.

Isagoo shir jaraa'id ku qabanayay Garowe ayuu sheegay in kulamadii dhaxmaray Farmaajo hoggaamiyaha Dowladda Federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada lagu heshiiyay in shir dib u heshiisiineed lagu qabto xarunta gobolka Nugaal.

Wuxuu sheegay in bisha Maarso ee sanadda 2019 magaalada Garoowe ay marti gelin doonto shir lagu dhammeynayo khilaafka u dhaxeeya maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo shirka Jaraa'id ee Deni uu ku qabtay Boosaaso



SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items