Dowladda UK Oo Safiir Cusub usoo magacaawday Soomaaliya.

Thursday January 31, 2019 - 20:39:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda UK Oo Safiir Cusub usoo magacaawday Soomaaliya.

    War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Ingiriiska ayaa lagu sheegay in safiir cusub loo magacaabay Soomaaliya islamarkaana shaqada laga joojiyay safiirkii hore.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Ingiriiska ayaa lagu sheegay in safiir cusub loo magacaabay Soomaaliya islamarkaana shaqada laga joojiyay safiirkii hore.

Dowladda Ingiriiska ayaa safiirkeeda cusub ee Soomaaliya umagacaawday nin lagu magacaabo Ben Fender oo in mudda ah ka shaqeynayay wasaaradda arrimaha dibadda.

Dowladda Ingiriiska ayaa qeyb ka ah dowladaha reergalbeedka ee sida toos ah iyo sida dadbadan uga qeyb qaadanaya duullaanka gardarrada ah ee lagusoo qaaday dalka Soomaaliya.

Ku dhowaad 100 askari British ah ayaa ku sugan gudaha dalka Soomaaliya iyagoo tababarro iyo dagaal gelin siinaya ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka.


SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items