deg deg: Agaasimihii Shirkadda DP World oo lagu dilay Weerar Ka Dhacay magaalada Boosaaso.

Monday February 04, 2019 - 08:56:14 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    deg deg: Agaasimihii Shirkadda DP World oo lagu dilay Weerar Ka Dhacay magaalada Boosaaso.

    Weerar xooggan oo saaka aroortii hore ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa lagu dilay mas'uul sare oo katirsanaa shirkad Ajnabi ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar xooggan oo saaka aroortii hore ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa lagu dilay mas'uul sare oo katirsanaa shirkad Ajnabi ah.


Wararka ka imaanaya xarunta gobolka Bari ayaa xaqiijinaya in weerar aad u qorshaysan lagu dilay Nin Kirishtaan ah oo madax u ahaa shirkadda DP ee dowladda Imaaraatka Carabta.

Ninkankan oo lagu magacaabo Paul anthony Fermosa ayaa la xaqiijiyay in lagu dhax toogtay Marsada caalamiga magaalada Boosaaso.

Faah Faahin dheeri ah oo ku saabsan weerarka Boosaaso ayaan soo qori doonaa insha'Allaah

Related Items