Akhriso:Fadliga Ay Leeyihiin 10-ka Maalmood Ee Bisha Carafo.

Friday September 26, 2014 - 07:05:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Akhriso:Fadliga Ay Leeyihiin 10-ka Maalmood Ee Bisha Carafo.

    Asalaamu Calaykum Wraaxmatullaahi Wabarakaatuhu Fadliga 10ka Dilxijjah oo bilaabanaysa September 25, 2014

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Wraaxmatullaahi Wabarakaatuhu Fadliga 10ka Dilxijjah oo bilaabanaysa September 25, 2014



Walaalayaal Waxaa Nagu Soo Food Leh, Maalmihii Fadliga Badnaa Ee Cashara Dilxijjah. Walaalayaal Rasuulkeenu Scw Wuxuu Yiri: Majiraan Maalmo Camal Wanaagsan Looga Jacayl Badan Yahay Allaah Swt Xagiisa, Oo Maalmahan Dhexdooda Ah. Nebigana Scw Wuxuu Ula Jeedaa 10ka Beri Ee Nagu Soo Fool Leh. Kadib Bay Saxaabadu Ku Dhaheen: Yaa Rasuulullaah Ma Xitaa Jihaad Fii Sabiilillaah? Rasuulkuna Scw Wuxuu Yiri: Xitaa Jihaad Fiisabiilillaah, Loogama Jecla illaah Swt Agtiisa, ilaa Lahelo Mooyaane Nin Ubaxay ''Jihaad'' Naftiisa Iyo Maalkiisa Oo Uusan Waxba Usoo Noqon.




Yacni Ku Shahaada Qaatay. Kaas Uunbaa Kafadli Badan Buu Nabiga Scw Ku Cabiray. Waxaa Wariyey Bukhaari... Lafdiga Xadiithka Hoos Ka Fiiriya.

Hadaba Walaalayaal Aynu Ka Faa'idaysano Maalmahaas Fadliga Badan.


 

 

Related Items