5 Qof American ah oo ku dhintay Diyaarad Ku Burburtay Dalka Mareykanka.

Tuesday February 05, 2019 - 07:36:06 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    5 Qof American ah oo ku dhintay Diyaarad Ku Burburtay Dalka Mareykanka.

    Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in diyaarad yar nuuca safarrada gaa gaaban lagu galo ay ku burburtay gudaha wadankaas waxaana ku dhintay dad ka badan Afar qof.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Mareykanka ayaa sheegaya in diyaarad yar nuuca safarrada gaa gaaban lagu galo ay ku burburtay gudaha wadankaas waxaana ku dhintay dad ka badan Afar qof.


Ugu yaraan 5 qof ayaa laxaqiijiyay in ay dhinteen kadib markii diyaarad yar ku dul dhacday guri kuyaal gobolka California gaar ahaan dhanka koonfureed, wakaaladda wararka AP ayaa taliyaha booliska mandiqadda oronge ee California kasoo warisay in shilku uu sababay dhimashada duuliyihii diyaarada iyo 4 qof oo deganaa guriga ay diyaaraddu ku dul burburtay.

Wararka ayaa intaas ku daraya in laba qof oo shilka ku dhaawacmay loola cararay isbitaal maxalli ah oo kuyaal california, wararka ayaa intaas ku daraya in diyaaraddu ay dhulka ku dhacday waqti gaaban kadib markii ay garoon ka kicitintay.

Related Items