Daawo Video: Warbixin Yaab leh Dowalado dadkoodi Gaajo udhimanayaan oo hub casri ah Dibadda Kasoo iibsanaya.

Saturday February 09, 2019 - 10:04:00 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Warbixin Yaab leh Dowalado dadkoodi Gaajo udhimanayaan oo hub casri ah Dibadda Kasoo iibsanaya.

    Dowladaha ugu tunka weyn caalamka carabta ayaa si aan horay loo arag isku hubinaya waqti shucuubta ay maamulaan gaajo iyo cudurro diloodeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladaha ugu tunka weyn caalamka carabta ayaa si aan horay loo arag isku hubinaya waqti shucuubta ay maamulaan gaajo iyo cudurro diloodeen.
Warbixin cusub oo lasoo saaray ayaa sheegaysa in dowlado ay sacuudiga iyo Masar ugu horreeyaan ay lacago boqolaal Bilyan dollar ah  Mareykanka iyo Yurub hub uga iibsadaan waqti shacabkoodu dhibaateysanyihiin!.

Arrinta layaabka leh ayaa ah in dowladda Sacuudiga ay dhaqaalaha ugu badan ay ku bixiso soo iibsashada hubka ee dibadda iyadoo aan wax weyn oo muuqda uqaban shacabka islamarkaana hubkaas aan muslimiinta ku difaacin balse taas bedelkeed ay isla muslimiinta ku xasuuqdo hubka sida gummaadka ka socda wadamada Yemen iyo Suuriya.


Halkan ka degso Warbixin muuqaal ah oo Soomaali ka tarjuman ama joos ka dhageyso


Related Items