Sawirro: Al Shabaab Oo Gaari Tiknika ah Ka Qabsaday Ciidamada Melleteriga Dowladda Federaalka.

Tuesday February 12, 2019 - 19:30:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al Shabaab Oo Gaari Tiknika ah Ka Qabsaday Ciidamada Melleteriga Dowladda Federaalka.

    Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa dagaal kula wareegay mid kamida gaadiidka Tiknikada ee ay isticmaalaan maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa dagaal kula wareegay mid kamida gaadiidka Tiknikada ee ay isticmaalaan maleeshiyaadka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dagaal culus oo maalmo ka hor ka dhacay duleedka deegaanka Jaziira ee dhanka Koonfur galbeed uga beegan magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac leh oo ciidamada dowladda Federaalka soo gaaray.

Xoogaga Al Shabaab ayaa dagaalka kula wareegay gaari Cabdi Bile ah oo uu ku xirnaa qoray dhashiike ah, sidoo kale Al Shabaab waxay gacanta ku dhigeen rasaas iyo saanado kale oo melleteri.

Sawirro lagasoo qaaday goobta lagusoo bandhigayay gaariga Tiknikada ah ee Al Shabaab ka qabsatay ciidamada dowladda waxaa ka muuqnayay waxyaabaha maanka dooriye oo lagasoo saaray gaariga sida Qaad iyo baakado sigaar ah oo ay isticmaalayeen maleeshiyaadka dowladda.

















Related Items