Ciidamada Mujaahidiinta Oo Qabsaday Jaziirad Ku Dhaw Magaalada Kismaayo.

Saturday June 14, 2014 - 15:19:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Mujaahidiinta Oo Qabsaday Jaziirad Ku Dhaw Magaalada Kismaayo.

    Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Jubbooyinka lawareegeen gacan ku heynta Jaziiradda istiraatiiji ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta wilaayada Islaamiga Jubbooyinka lawareegeen gacan ku heynta Jaziiradda istiraatiiji ah.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in in Jaziiradda Jawaa oo 80 KM ujirta Kismaayo ay dagaal la’aan kula wareegeen ciidamada mujaahidiinta.

Goob Joogayaal ayaa sheegaya in maleeshiyaad Taabacsanaa Maamulka Axmed Madoobe ee dabadhilifka u ah Kenya ay goorsii horreysay isaga baxeen Jaziiradda.

Waa Jaziiraddii 2-aad oo ay mujaahidiinta wilaayada Jubbooyinka qabsadaan horay ayaa cadawga Kenya iyo Maleeshiyaadka lasocda looga xureeyay deegaanka Kudhaa.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]


Related Items