Dad Reergalbeed ah oo ku dhintay Diyaarad Ku Burburtay Wadanka Kenya.

Saturday February 16, 2019 - 09:47:46 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Reergalbeed ah oo ku dhintay Diyaarad Ku Burburtay Wadanka Kenya.

    Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ee dhaca Bariga Qaaradda Afrika ayaa sheegaya in diyaarad nuuca dalxiiska ah ay ku burburtay gobolka riftifaaali ee galbeedka wadankaas dhaca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ee dhaca Bariga Qaaradda Afrika ayaa sheegaya in diyaarad nuuca dalxiiska ah ay ku burburtay gobolka riftifaaali ee galbeedka wadankaas dhaca.



Warbaahinta maxalliga Kenya ayaa sheegtay in 5 qof   ay ku dhinteen shilka oo afar kamid ah ay yihiin ajaanib reer galbeed ah.

Saraakiisha Booliska Kenya waxay sheegeen in diyaaradda dhacday dadka ku dhintay sedax kamida ay udhasheen dalka Mareykanka halka qof kamid ah uu ahaa muwaadin Kenyaan ah oo safarka ku wehlinayay dalxiisayaasha reerglabeedka ah.

illaa iyo hadda lama sheegin sababta keentay shilka waxaase xusid mudan in sanaddii lasoo dhaafay ay diyaarad sidday dalxiisayaal ay ku burburtay duleedka magaalada Nairobi ee caasimadda u ah Kenya.



SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items