Daawo Video:Amiirro Maalqabeenno Sacuudiyaan ah Oo in Ay Ceyrtoobaan Qarka usaaran Waa maxay sababta?.

Saturday February 16, 2019 - 11:44:45 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo Video:Amiirro Maalqabeenno Sacuudiyaan ah Oo in Ay Ceyrtoobaan Qarka usaaran Waa maxay sababta?.

    Wargeyska Bloomberg ee kasoo baxa dalka mareykanka ayaa faafiyay warbixin ku saabsan xaaladda ay ku sugan yihiin 4 kamid ah maal qabeenadii u dhashay wadanka Sucudiga ee loo xiray arrimaha l xiriira Musuq maasuqa kuwaas oo dhawaan lagusii daayey lac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargeyska Bloomberg ee kasoo baxa dalka mareykanka ayaa faafiyay warbixin ku saabsan xaaladda ay ku sugan yihiin 4 kamid ah maal qabeenadii u dhashay wadanka Sucudiga ee loo xiray arrimaha l xiriira Musuq maasuqa kuwaas oo dhawaan lagusii daayey lacago madax furasho ah.


Warbixinta Bloomberg ayaa lagu sheegay in qaar kamid ah dadkii la xiray intii ay soconeysay xamladii loogu magac daray "ka hortagga musuq maasuqa" ay xabsiga kasoo beexen iyagoo qarka usaaran inay fuqaro noqdan marka loo fiiriyo hantidi ay lahaayeen markii ay xabsiga galayeen.

Raggan oo ka koobna 87 qof oo hantiilayaal ah ayaa lagu xiray Hotelka Retez Karliton ee ku yaala magaalada Riyadh, halkaas oo ciidanka Amaanka maamulka Aala Sucud ay ku waardiyeynayen illaa markii dambe qaar iyaga kamid ah ay lacagahooda isku furteen.



Max'med Bin Salmaan ayaa la wareegay kala bar saamiyada shirkadaha waaweyn ee ganacsatadan waxaana kamid ah ninka maalqabeenka ah ee lagu magacaabo Waliid Bin Dalaal oo warbixintu sheegayso in uu qarka usaaranyahay ceyrtoobid.

Halkan ka degso warbixin Afsoomaali ku tarjuman ama hoos ka Daawo

Related Items