Abwaan Taakoow Oo Tiriyay Gabayga "Hoggaankeenna Guud"

Saturday February 23, 2019 - 10:30:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Taakoow Oo Tiriyay Gabayga "Hoggaankeenna Guud"

    Taakoow Macallin Ciise oo kamid ah Suugaanleyda Soomaaliyeed ee sida aadka ah loo yaqaan dalka Soomaaliya ayaa tiriyay gabay cusub oo uu uga hadlayo xaaladda dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taakoow Macallin Ciise oo kamid ah Suugaanleyda Soomaaliyeed ee sida aadka ah loo yaqaan dalka Soomaaliya ayaa tiriyay gabay cusub oo uu uga hadlayo xaaladda dalka Soomaaliya.

Abwaanka ayaa gabaygan ciwaan uga dhigay Hoggaankeenna guud wuxuuna diiradda ku saarayaa cidda sida rasmiga ah u hoggaamisa Soomaaliya iyo gummeysiga dalka lagu hayo.

Halkan ka degso Gabayga ama hoos ka dhageyso


Related Items