Dhageyso: Ehellada Dadkii Diyaaradaha Mareykanka ku duqeeyeen Sh/Hoose Oo Faah Faahin dheeri ah bixiyay.

Monday February 25, 2019 - 09:02:04 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Ehellada Dadkii Diyaaradaha Mareykanka ku duqeeyeen Sh/Hoose Oo Faah Faahin dheeri ah bixiyay.

    Ehellada dadkii ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku xasuuqeen deegaan katirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa warbaahinta lahadlay waxayna faah faahiyeen qaabkii ay wax udhaceen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Canug 20 maalmood jir ah iyo Macallin dugsi ayaa ku dhintay duqeynta Kuunyo Baroow
Ehellada dadkii ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku xasuuqeen deegaan katirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa warbaahinta lahadlay waxayna faah faahiyeen qaabkii ay wax udhaceen.

Idaacadda islaamiga Alfurqaan ayaa wareysiyo ka qaadday qaabkii ay diyaaradaha shisheeye duqeymaha uga geysteen deegaanka Kuunya Barroow iyo deegaanno kale oo katirsan gobolka Sh/dhexe, dadka la wareystay waxaa kamid ah hooyada dhashay Canug 20 maalmood jiray oo kamid ahaa dadkii  duqeynta ku dhintay.

Related Items