Q.Midoobe,Turkiga,Qadar iyo Kenya oo Cambaareeyay Weerarkii Hotelka Makka Al Mukarrama.

Saturday March 02, 2019 - 12:37:36 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Q.Midoobe,Turkiga,Qadar iyo Kenya oo Cambaareeyay Weerarkii Hotelka Makka Al Mukarrama.

    Waxa loogu yeero Beesha caalamka ayaa si kulul ucambaaraysay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada caasimadda u ah Soomaaliya ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa loogu yeero Beesha caalamka ayaa si kulul ucambaaraysay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada caasimadda u ah Soomaaliya ee Muqdisho.


Warsaxaafadeedyo ay soo saareen dowladaha taageera duullaanka Soomaaliya iyo Ururo reergalbeed ah ayay ku cambaareeyeen weerarka iyagoo walaac ka muujiyay amniga magaalada Muqdisho.

Dowladaha Turkiga,Kenya iyo Qadar ayaa weerarkii Xarakada Al Shabaab ee Makka Al Mukarrama si kulul u dhaleeceeyay waxayna ku tilmaameen in uu ahaa fal argagaxiso sida ay hadalka u dhigeen.


Qoraal kasoo baxay Q.Midoobe ayaa lagu sheegay in weerarkii dhacay Jimcihii iyo khamiistii uu muujinayo sida ay ufogaatay in ammaan laga yagleelo dalka Soomaaliya, dhammaan dhinacyadan wararka cambaareymaha ah soo saaray ayaa taageera siiya ciidamada AMISOM iyo dowladda Federaalka.

SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items