Dhageyso Dagaalyahanadii Weeraray Hotelka Makka Al Mukarrama Oo Soo Gudbinaya Xaqiiqda Howlgalkii Halkaas Ka Dhacay [WARBIXIN]

Saturday March 02, 2019 - 16:07:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso Dagaalyahanadii Weeraray Hotelka Makka Al Mukarrama Oo Soo Gudbinaya Xaqiiqda Howlgalkii Halkaas Ka Dhacay [WARBIXIN]

    Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay warbixin ay ka diyaarisay howlgalkii weynaa ee dagaalyahanada kooxdaas ay ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho iyadoona soo gudbisay macluumaad dheeraad ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay warbixin ay ka diyaarisay howlgalkii weynaa ee dagaalyahanada kooxdaas ay ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho iyadoona soo gudbisay macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan howlgakaasi.


Dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka dagaalamayey Hotelka ayaa si toos ah u soo gudbinayay howlgalka toogashada ee ay ka wadaan Hotelka, iyo askar ay ku dileen gudaha dhismaha.

Waxaa la maqlayaa dagaalyahanada oo aad u takbiirsanaya, islamarkaana sheegaya in ay laayeen askar fara badan kana furteen hubkii ay wateen.

Related Items